awlax
(m.l) (-xyo, m.dh)

1. Mindi aad u weyn o geela lagu qalo. 2. Jaad warmaha ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awlax

sawlax [m.l]
Weyrax.

sawlax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Weyrixid.

sawlaxid [m.f.dh]
eeg sawlax².

shawlax [m.l]
Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.

shawlaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld shawlax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg