awlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Geel badan si wadajir ah u ololid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awlee

awleyn [m.f.dh]
eeg awlee.

dawdawlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof been badan karti uusan lahayn muujin.

dirircawleed [m.l]
Dirirsagaaro. ld dirir (2).

jawjawlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Buuqid.

jawlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Cabaadid.

ninhawleed [m.l]
(nimanhawleed, m.l) Nin karti badan u leh shaqada.

tawtawlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
War aan murti lahayn sheegid.

tinhawleed [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-dyo, m.dh)
Guudka fardaha in ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg