awooddaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax awood yar ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awooddaran

awooddarnaan [m.f.dh]
eeg awooddaran. ld awooddarnaansho, awooddarri, awooddarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg