awoodla'aan
(m.dh)

Wax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho, awoodli'i.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awoodla'aan

awoodla'aan [m.dh]
Wax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho, awoodli'i.

awoodla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld awoodla'aan.

awoodli'i [m.dh]
ld awoodla'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg