baabbi’i

Qaabnax: f.g2  Isrogrogga: (-iyay, -isay) 

1. Wax ciribtirid.
2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal
tirtirid. Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda
ku qornaa baabbi’iyay”. 3. Sharci burin.
4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay
waxyeeleyn.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 baabbi’in  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg