baabsi
(m.l)ld baabsasho. baabsasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabsi ↴
baabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabso. ld baabsad, baabsi. baabso, baabsad, baabsi
dambaabsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dembaabsii.
dambaabsiin [m.dh]
ld dembaabin.
dembaabsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dembaabi.
dembaabsiin [m.dh]
ld dembaabin.
gabaabsi [m.l]
ld gabaabsasho.
baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg