baalcad
(m.dh)

Waxaro abab ah.

baalcad
(m.l)

1. Qaloon loogu talagalay in alla bari lagu samaysto; salool. 2. ld baalcas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalcad

baalcas [m.l]
Cayayaan yar, diqsiga u eg, kase weyn oo xoolaha qaniina geeluna ku dhukaamo. ld baal¹ (4), baalcad² (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg