baaliyow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Baali noqosho (naag). 2. Wax duug ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaliyow

baaliyoobid [m.f.dh]
eeg baaliyow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg