baaluqad
(m.dh) (-do, m.l)

B. ah: gabar qaangaar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaluqad

baaluq [m.l] (-qyo, m.dh)
B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.

baaluq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Da'dii qaangaarnimada gaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg