baambow
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-wyo, m.dh)

Cantallaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baambow

cantalyaa [m.l]
Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg