baandhayn
(m.f.dh)

eeg baandhee. ld baandhays (2), baandho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baandhayn

baandhays [m.l]
1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn.

baandho [m.dh]
Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.

shaandhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-dheeyay, -dhaysay)
1. Warqado turub baandhayn. 2. Dad jagooyin haya isku beddelid. 3. Wax dulduleel badan u yeelid. 4. Wax kala miirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg