baandhays
(m.l)

1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baandhays

baandhayn [m.f.dh]
eeg baandhee. ld baandhays (2), baandho.

isbaandhays [m.l]
1. Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh. 2. Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys .

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg