baandho
(m.dh)

Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baandho

baandhayn [m.f.dh]
eeg baandhee. ld baandhays (2), baandho.

baandhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-dheeyay, -dhaysay)
Turub, baandho ku samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg