baani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baani ↴
baane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa. 2. Khaniis. 3. ld baanise.
baanid [m.f.dh]
eeg baan³. ld baanis.
baanin [m.f.dh]
eeg baani.
baanis [m.dh]
ld baanid.
baanise [m.l]
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baane.
baaniso [m.dh]
ld baanise (1).
baaniyaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Hindi ganacsade ah. 2. Qof diinta Hinduuga haysta.
bambaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn. 2. Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.
bambaanin [m.f.dh]
eeg bambaani.
baa [qr.dd (nax.)]
Qurub tilmaama halka weerta
ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u
diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma
Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld
aa¹, ayaa, yaa³.