baanise
(m.l)

1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baanise

baane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa. 2. Khaniis. 3. ld baanise.

baaniso [m.dh]
ld baanise (1).

baani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg