baaniso
(m.dh)

ld baanise (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaniso

baanise [m.l]
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baane.

baani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg