baanji
(m.l)

Baaris aan xasillooni iyo nidaam lahayn. ld baanjiyid.

baanji
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Si aan xasilooni iyo nidaam lahayn wax u baarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baanji

baanjiyid [m.f.dh]
eeg baanji². ld baanji¹.

baan [m.l] (-nan, m.l)
Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.

baan [m.dh]
Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.

baan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg