baaqimo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqimo

baaqin [m.l]
ld baaqimo.

badho [m.dh]
1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame.

finnaaq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: neef irmaan oo aan caano badan lahayn; baaqimo. ld finnaaqo.

finnaaqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Neef baaqimo ah maalid.

magaan [m.dh]
Hal caano yar; baaqimo.

baaqi [m.l]
Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg