baaqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

1. Meel tegiddeeda ka maqnaan. 2. Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid. Tus. “Shirkii wuu baaqday”.

Ibaaqo*

Biyaha dareenka ku yimaad ee xubinta taranka ragga kasoo baxa .shahwo .mani


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqo

baaqasho [m.f.dh]
eeg baaqo. ld baaqad.

dibbaaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Dhar iwm midab u yeelasho.

dubaaqo [m.dh]
Nabar weyn oo jirka gaaray.

sibbaaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Dhar iwm midab u yeelasho.

baa [qr.dd (nax.)]
Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa¹, ayaa, yaa³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg