baaquli
(m.l) (-iyo, m.dh)

Weel maacuunta ka mid ah, dabool leh sidde lahayn oo wax lagu shubto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaquli

tabatabbo [m.dh]
Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.

dhooblow [m.l] (-wyo, m.dh)
Koob ama baaquli dhoobo ka samaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg