baarbitureyt
(m.l) (-tyo, m.dh)

(daaw.) Mid kastoo ka mid ah koox dawooyin ah oo laga sameeyey barbituurig aasidh taaso hoos u dhigta shaqada maskaxda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarbitureyt

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg