baariyam-salfeyt
(m.dh)

(kiim.) Adke cad oo ugu jira macdanta baraytyada si dabiici ah. B. s. kuma milanto biyaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baariyam-salfeyt

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg