baarran
(m.l) (-ammo/-anno, m.dh)

1. Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef. 2. ld baarramid.

baarran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

La b.: cid hadal la yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarran

baarramid [m.f.dh]
eeg baarran². ld baarran¹.

habaarran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
(dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg