baarrimo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-intay, -imatay)

Afeefasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarrimo

baarrimasho [m.f.dh]
eeg baarrimo.

baarri [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul. 2. Qof dabeecad wanaagsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg