baarroho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-ooyin, m.l)

Dhiil yar oo loogu talaggalay in lagu shubo caanaha dhayda ah ee la rabo in ay fadhi noqdaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarroho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg