baaryoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Markab ama doon dekad ka furasho, ka goosasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaryoon

baaryoomid [m.f.dh]
eeg baaryoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg