baasaboor
(m.l) (-rro, m.dh)

Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baasaboor

baasaboorto [m.dh]
ld baasaboor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg