baasaboorto
(m.dh)

ld baasaboor.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baasaboorto

baasaboor [m.l] (-rro, m.dh)
Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.

baasaboor [m.l] (-rro, m.dh)
Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg