baasayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Wax inay shar leeyihiin aaminid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baasayso

baasaysasho [m.f.dh]
eeg baasayso. ld baasaysad, baasaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg