baashaal
(m.l)

1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.

baashaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baashaal

baashaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.

baashaalid [m.f.dh]
eeg baashaal². ld baashaal¹ (2).

baashaalin [m.f.dh]
eeg baashaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg