baashaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baashaali

baashaal [m.l]
1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.

baashaalid [m.f.dh]
eeg baashaal². ld baashaal¹ (2).

baashaalin [m.f.dh]
eeg baashaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg