baasho
(m.dh)

Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.

baasho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-shtay, -shatay)

Baal goray iwm iyadoo libin lagu muujinayo madaxsurasho. 2. Gammuun, baal ku dhegsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baasho

baashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg baasho.

baas [m.l] (-sas, m.l)
1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm. 3. Rasaas si is daba joog ah u dhacda.

baas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg