baastoolad
(m.dh)

ld bastoolad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baastoolad

bastoolad [m.dh] (-do, m.l)
Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg