baatul
(m.l)

ld baatulid.

baatul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)

Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baatul

baatulan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la baatulay noqosho (hanti).

baatulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la baatulay ahaansho (hanti).

baatulid [m.f.dh]
eeg baatul². ld baatul¹.

baatulmid [m.f.dh]
eeg baatulan¹.

baatulnaan [m.f.dh]
eeg baatulan². ld baatulnaansho.

baatulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baatulnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg