baatulan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la baatulay noqosho (hanti).

baatulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la baatulay ahaansho (hanti).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baatulan

baatulmid [m.f.dh]
eeg baatulan¹.

baatulnaan [m.f.dh]
eeg baatulan². ld baatulnaansho.

baatul [m.l]
ld baatulid.

baatul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg