baatulid
(m.f.dh)

eeg baatul². ld baatul¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baatulid

baatul [m.l]
ld baatulid.

baatul [m.l]
ld baatulid.

baatul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg