baawee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-weeyay, -weysay)

War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baawee

baaweyn [m.f.dh]
eeg baawee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg