baaxaaddeg
(m.l)ld baaxaadeg¹.
baaxaaddeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld baaxaadeg².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaxaaddeg ↴
baaxaaddegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld baaxaadegan.
baaxaaddegid [m.f.dh]
ld baaxaadegid.
baaxaaddegnaan [m.dh]
ld baaxaadegnaan.
baaxaaddegnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baaxaadegnaan.
baaxaadeg [m.l]
Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.
baaxaadeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².
baaxaadegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.
baaxaadegid [m.f.dh]
eeg baaxaadeg². ld baaxaaddegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg