baaxaadeg
(m.l)

Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.

baaxaadeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaxaadeg

baaxaaddeg [m.l]
ld baaxaadeg¹.

baaxaaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld baaxaadeg².

baaxaaddegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld baaxaadegan.

baaxaaddegid [m.f.dh]
ld baaxaadegid.

baaxaaddegnaan [m.dh]
ld baaxaadegnaan.

baaxaaddegnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baaxaadegnaan.

baaxaadegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.

baaxaadegid [m.f.dh]
eeg baaxaadeg². ld baaxaaddegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg