baaxaadegan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaxaadegan

baaxaaddegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld baaxaadegan.

baaxaadegnaan [m.f.dh]
eeg baaxaadegan. ld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansh.

baaxaadeg [m.l]
Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.

baaxaadeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg