baaxaadegid
(m.f.dh)

eeg baaxaadeg². ld baaxaaddegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaxaadegid

baaxaaddegid [m.f.dh]
ld baaxaadegid.

baaxaadeg [m.l]
Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.

baaxaadeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg