baaxadsoore
(m.l) (-rayaal m.l/dh)Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaxadsoore ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg