baayac
(m.l)

ld baayacid.

baayac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -yici)

Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayac

baayacad [m.l]
Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.

baayacasho [m.f.dh]
eeg baayoco. ld baayacad.

baayacmushtar [m.l]
ld Biicmushtarid; biicmushtari.

baayacmushtar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld biicmushtar².

baayacmushtari [m.l]
ld biicmushtari.

baayacmushtarid [m.f.dh]
ld biicmushtarid.

baayaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -atay)
ld baayoco.

baayactamid [m.f.dh]
eeg baayactan². ld baayactan¹.

baay [m.dh]
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay, 3.14159. waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg