baayacad
(m.l)

Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayacad

baayacasho [m.f.dh]
eeg baayoco. ld baayacad.

baayac [m.l]
ld baayacid.

baayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg