baayacmushtari
(m.l)

ld biicmushtari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayacmushtari

baayacmushtarid [m.f.dh]
ld biicmushtarid.

biicmushtari [m.l] (-iyo, m.dh)
Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.

biicmushtarid [m.dh]
eeg biicmushtar². ld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg