baayaco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday, -atay)

ld baayoco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayaco

baayoco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yacday, -yacatay)
Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.

bucshiro [m.dh]
1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg