baayir
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-rro, m.dh)

B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.

baayir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Cayilid, wax buuran noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayir

baayirid [m.f.dh]
eeg baayir².

baayirnimo [m.dh]
Baayir ahaansho.

baay [m.dh]
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay, 3.14159. waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg