baayirid
(m.f.dh)

eeg baayir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayirid

baayir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.

baayir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cayilid, wax buuran noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg