baayoco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-yacday, -yacatay)

Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baayoco

baayacasho [m.f.dh]
eeg baayoco. ld baayacad.

baayaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -atay)
ld baayoco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg