babac
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-cyo, m.l)

1. Daaddagga buurta ama taagga; hoobad. 2. Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3. ld babcid.

babac
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-bcay, -bacday; -bci)

1. (f.g) Wax si dadab ah u dhigid. 2. (f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh babac

babacdhig [m.l]
ld babacdhigid.

babacdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid.

babacdhigid [m.f.dh]
eeg babacdhig². ld babacdhig¹.

babactamid [m.f.dh]
eeg babactan². ld babactan¹.

babactan [m.l]
ld babactamid.

babactan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.

babcid [m.f.dh]
eeg babac². ld babac¹ (3).

dadab [m.l] (-byo, m.dh)
1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg